Baro siirada nabigeena scw adigoo gurigaaga jooga
Baro siirada nabigeena scw adigoo gurigaaga jooga
Ort
Datum
Beschreibung
As-salamu Alaykum walaalayaal
Ardey badan oo aanan Fursad u helin iney isku qoraan koorsada hadda socota ee ah baro caqiido iyo siiro ayaa naga soo dalbadey iney kusoo biiraan duruusta
sidaa daraaded ayaanu aqbalney dalabkoodii oo aanu mar labaad furney Qoritaanka Koorsada.
Hadaba walaal yaysan fursadan ku dhaafin ee u dagdag inad isqorto.
Kitaabka la akhrinayo waa sidatan:الأرجوزة الميئية في السيرة لابن أبي العز الحنفي
Macalinka dhigi doona kitaabka waxaa weeye Sheekh Maxamuud Sh. Xasan oo loo yaqaano Sheekh Abu dalxa.
Duruustu waa online, waxayna ka bixi doonaan homepage Zaylaci academy, marka adigoo gurgaada fadhiya baad duruusta la socon kartaa, marka fursadan qaaliga ahi yaysan ku dhaafin.
Macluumaad ku saabsan duruusta
• Isku qorida: Laga bilaabo 5.sept. 2015
• Qarashka qorida: 200kr
• Maalinta ugu dambaysa ee la bixin karo lacagta:20.okt
• Boosaska banaan: 60
• Maadada: siiro
• Mustawaha: Bilow
• Tirada duruusta: 15-20 darsi
• Maalmaha la dhiganayo: 2 maalin isbuucii
• Maalinta darsiga: Isniin iyo talaado saacaddu markay tahay 20.00 – 21.00
Qaabka waxbarasha:
– Maqal iyo muuqaal
– Layli joogta ah
– Xifdin la xifdinayo manduumada Siirada
Imtixaanka:
– Waxa lagu soo gabagabaynaya imtixaan kala ah:
– midka xifdis ah
– Mid Qoral ah
– iyo mid afka ah
Shuruudaha ardayga
– Inuu akhrin/qori/fahmi karo Af soomaali
– Inuu akhrin/qori karo af carabi(higaada)
– Inuu bixiyo qarashka koorsada
– Inuu duruusta la socdo si joogto ah
– Inuu haysto computer, iyo internet shaqaynaya
Ciwanada is qorida:
– Facebook profil: Zaylaci Akademy
– Mail: zaylaci.academy@hotmail.com
Ciwaanadaas kor ku busan mid kamid ah fariin usoo qor ah magacaaga oo sadexan iyo in lagu qoro kadib ayaa laguu soo jawaabaya insha allah
assalamu calaykum waraxmatullahi wabarakatuhu
Veranstalter
Eventsort
Online, www.zaylaciacademy.com, 5240 Odense
FAQ
-
Ich habe mein Ticket nicht per Mail erhalten. Was soll ich tun?
Das erste was zu tun ist, ist dein Spam/Junk Filter und deine Inbox zu überprüfen. Deine Tickets wurden als Anhang verschickt und können von manchen Email-Diensten als Spam markiert werden. Alternativ kannst du deine Tickets immer in deinem Billetto-Account finden, welcher über einen Browser oder die Billetto-App verfügbar ist. Für mehr Hilfe damit, hier lesen.
-
Ich möchte meine Tickets stornieren und eine Erstattung erhalten. Was soll ich tun?
Die Genehmigung einer Erstattung erfolgt ausschließlich durch Beurteilung des Veranstalters. Du solltest sie kontaktieren, um herauszufinden welche Möglichkeiten dir zur Verfügung stehen. Um dich mit einem Eventveranstalter in Verbindung zu setzen, antworte einfach auf die Bestätigungsemail oder nutze das "Veranstalter kontaktieren" Formular auf ihrem Profil. Für mehr Hilfe damit, hier lesen.
-
Ich habe mich auf der Warteliste registriert, was passiert nun?
Falls mehr Tickets verfügbar werden, wirst du benachrichtigt (per Email), sowie andere der Liste beigetreten sind. Käufe finden auf einer First-come-first-serve Basis statt. Für mehr Information, hier lesen.
-
Wo finde ich den Link zu einem Online-Event?
Sieh auf der Bestätigungsseite oder in deiner Bestätigungsmail nach. Normalerweise teilt der Veranstalter die Details in der Bestätigungsmail mit oder er könnte dir eine Follow-up-Mail mit einem Link zum Online-Event zukommen lassen. Du könntest eventuell auch die Eventbeschreibung aus Billetto durchlesen, wo Veranstalter beschreiben sollten,wie man dem Event online beitritt. Für mehr Info, hier lesen.
-
Was ist Erstattungsschutz und wieso brauche ich ihn?
Erstattungsschutz sichert dich ab, falls unvorhergesehene und unumgängliche Umstände dich daran hindern, am Event teilzunehmen. Für mehr Info, hier lesen.
Baro siirada nabigeena scw adigoo gurigaaga jooga
Ab 200,00 DKK